Bajaajle

com.bajaajle.customer_app
FreeEveryone

Launch numbers

5K+Installs
n/aRating
Sep 11, 2026Released
Oct 17, 2026Updated

What it is

Soo dajiso Bajaajle app. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.

Soo dajiso Bajaajle app. Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH• Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawir…

Screenshots

Established Travel & Local

See all